Birmadka Barafka
Waa maxay jidka Birmadka Barafka?
Qariidada Birmadka Barafka Snow Emergency Map (pdf)
Jidadka Birmadka Barafka laba siyaaboo ayey u calaameysanyihiin:
Calaamadaha GUDUUDKA ee Birmadka Barafka
|
Calaamadaha BULUGA waa magacyada jidadka.
|
Jidadka aan AHAYN kuwa Birmadka Barafka waxey leeyihiin calaamado cagaaran ama maariin.
Last updated Sep 27, 2011