Fiidyow Adeeyada Magaalada

Baro adegyada Magaalada iyo barnaamijyada fiidyowga ah oo maqal iyo muuqaal leh oo aad  ka heli kartid kanalka youtube ee Magaalada Minneapolis. Waxaa kale oo aad Barnaamijyadan ka dawaan kartaa kanalada Minneapolis 79 iyo 14 ee Comcast. Barnaamijyadan waxaa maalin kasta laga baahiyaa kanalka 14-naad sacadu marka at tahay 2-da habeenimo (2 AM) iyo 7bada fidniimo (7 PM).

Videos:

Last updated Aug. 16, 2012