Nidaamka Dalabka
Xareynta dalabka
- Ka codso warqadda dalabka cinwaanka ama wac telefoon lambarka (612) 673-2969
-
Soo buuxi warqadda dalabka una soo celi
Risk Management - Xafiiska Dalabaadka
330 2nd Avenue South, Suite 550
Minneapolis, MN 55401 - Ku soo lifaaq wax alla wixii caddeyn ah ee muujinaaya khaladka inuu ka yimid dhinaca magaalada Minneapolis. Magaaladu way diidi kartaa in khaladku xagooda ka yimid.
- Haddii aad aaminsantahay in gaariga waxyeello soo gaartay markii lagaa jiidayay, dib ugu laabo Impound Lotka si aad u buuxisid qoraal dacwo ah.
Dembi Baaritaan
- Dembi baare ayaa aqoonsan doona dalabkaaga muddo 14 cisho gudahood ah. Waqtigaas ka dib waxaad codsan kartaa faahfaahin dheeraad ah.
- Dembi baare ayaa wuxuu kula socodsiinayaa haddii kharaj laguu celin doono iyo haddii laguu diiday labadaba.
- Haddii aad war ka heli weydid dembi baaraha ilaa labo asbuuc gudahooda waxaad saci kartaa horjoogaha dembi baararayaasha (612) 673-2061.
Rafcaan
- Dalabaadka waxaa dib u hubiya bil walba guddiga shaqaalaha dalabaadka.
- Haddii aad ku waafaqi weydo go'aanka uu gaaray baaruhu, waxaad wici kartaa (612) 673-2061 si aad codsi u weydiisatid guddiga shaqaalaha dalabka iney dib u baaraan codsigaaga.
Last updated Sep. 27, 2011